Qarax saakay ka dhacay magaalada Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya

Qarax nuuca miinada dhulka lagu aaso ayaa saakay ka dhacay degmada Waabari gaar ahaan laamiga hor mara iskuulka 21-ka October, qaraxan ayaana lala eegtay gaari ay leeyihiin ciidamada dowlada. Goobjoogayaal ayaa ku waramay in qaraxa uu dhacay xili uu laamiga marayay gaari ay leeyihiin ciidanka booliiska Soomaaliya, waxaana la sheegay in qaraxa uu gaarigaasi kasoo … Continue reading Qarax saakay ka dhacay magaalada Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya